Wararka ka imaanaya deegaanka Xawaadleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay kala...
Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida, Sareeyo Guuto Liibaan Cali Yarow ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Guddoomiyihii hore...