Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in uu haatan ka socdo howlgalkii ugu dambeeyay oo ay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa degaanka...
Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS Soomaaliya ayaa shaaciyay in ATMIS ay diyaar u yihiin inay sii wadaan taageerada howlgalka dhinaca cirka ah ee...