admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Xaafado ka tirsan magalada muqdisho oo laga sameeyey howlgalo lagu sugayo amniga

Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida Soomaaliya ayaa howlgallo kala gooni gooni ah oo dad farabadan lagu qabqabtay ka sameeyay xaafado katirsa Magaalada muqdisho iyo duleedkeeda. Howlgalka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo ka hadley guuldarada alshabab ka soo gaartey dagaalada ka socda dalka

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta soo xiray shirkii Heritage ee ka socday wadanka Jabuuti ayaa mar kale si qota dheer...

Wasiirka gaashaandhiga ee dowlada federaalka somaliya oo booqasho ku tegey dalka itoobiya

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dowlada federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa booqasho rasmi ah ku tegay dalka itoobiya magalada Addis Ababa. Wafdiga...

Midowga Afrika ee Atmis oo ciidamada dowlada uga hambalyeeyey qabsashada degmada aadan yabaal

Midowga Afrika ee ATMIS ayaa ugu hambalyeeyay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed qabsashada degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe. War-saxaafadeed kasoo baxay howl-galka ATMIS ayaa...

Laamaha amniga oo howlgalo lagu sugayo amniga ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada kaxda

Laamaha Amniga degmada kaxda iyo & mas’uuliyiinta Maamulka degmada ayaa howlgallo Amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Kaxda gaar...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img