admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaano ay ku sugnaayeen alshaab

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab oo kaashanaya ciidamada dib u xureynta deegaanka ayaa howlgalo ka dhan ah Ururka Al-shabaab ka...

Madaxweynaha maamulka puntland oo dhaliiley qaabka ay dowlada u wajahdey dagaalka laascaanood

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa weerar afka ah ku qaaday dowladda federaalka Soomaaliya oo uu sheegay inay gabtay masuuliyadii ka saarneyd collaada ka...

Shaqsi somali ah oo carqaladeeyey diyaarada turkish airline xili ay duulimaad ku jirtey

Rakaab Soomaali ah oo la socday diyaaradda Turkish Airlines oo ku jirtay duullimaad Istanbul iyo Muqdisho ah, ayaa waxaa la sheegay inuu weeraray shaqaale...

Ciidama Atmis oo somaliya ka bixi doona dabayaaqada sanadka 2024

Ka bixitaanka Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa billaaban doonta bartamaha sanadkan, sida ay sheegeen dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya. Sida...

Golaha wasiirada oo maanta meel mariyey magacaabista xisaabiyaha guud

Golaha wasiiradda Soomaaliya ayaa shirkoodii khamiislaha waxay maanta ku meel mariyeen Cabdiraxmaan Maxamed Anas oo loo magacaabay xisaabiyaha guud ee Soomaaliya. Golaha wasiiradda ayaa ku...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img