Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Koonfurta gobolka Mudug ayaa la sheegay inay howlgal qorshaysan ku dileen 60 ka tirsan Alshabaab.
Dilkan ayaa ka dambeeyay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale waxa uu sheegay in isticmaalka maan dooriyaha nuucyadiisa kala duwan uu dhibaato badan ku hayo dhallinyarada Caasimadda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay Soomaalidii ugu badneyd ee laga soo daad-gureeyay dalka Sudan, oo uu ka qarxay dagaal...