admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabkii Abuu-Shujaac

Dhegayso Cashar Diini ah oo ku saabsan Xajka waxaana inoo akhrin doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid Al-Sunna ee magaaladan Atlanta. Halkan ka dhegayso

Dhegayso… Wararka WadajirradioAtlanta

Dhegayso... Wararka WadajirradioAtlanta Wararka Wadajirradio Atlanta

Dhegeyso: Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Ka Hadley Qaabka Loo Mari Doono Doorashada Madaxweynaha

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxa uu ka halday arrimo ku saabsan Doorashada madaxweynaha iyo waqtiga ay dhaceyso...

Dood Weli Ka Taagan Sidii Laga Yeeli Lahaa Dhalinyaradii Kufsiga Galdogob Ka Geystey

Odayaasha dhaqanka degmada Goldogob ayaa ku gacanseyray in dhalinyarradii dhawaan kufsi wadareedka geysatay loo wareejiiyo maxkamada gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo, iyagoo sheegay in...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo uu Maanta Ku Guuleystey Cabdi Xaashi C/dulllaahi

Waxaa goor dhaw lasoo gabagabeeyey doorashada guddoomiyaha aqalka sare oo ay ku tartameen labo musharax, waxaana ku guuleystay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Cabdi...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img