admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Gudoomiyaha Degmada Buur hakaba oo Ka Warbixnaya Qarax Maanta Degmada Ka Dhacay

Gudoomiyaha degmada buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya oo ka hadley qarax ka dhacay degmada wuxuuna sheegey in uusan jirin wax qasaaro ah oo...

Dhegeyso:Kooxda Shariif Xasan oo Dhaqaale Ururinta Abaaraha Ku Tilmaamey Mid Siyaasadeysan

Shir jaraa’id Oo maanta Sida wadaJir ay wada qabteen Wasiiro ka tirsan maamulka shariif xasan oo uu ugu horeeyo Xasan Xuseen Maxamed Eeley, Guddoomiyaha...

Beesha Caalamka oo Labada Aqal ugu Baaqdey In Sida Ugu Dhaqsuiyaha Badan Loo Sameeyo Doorashada Madaxweynaha

Beesha caalamka ayaa ugu baaqaday labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya in deg deg loo guda-gallo dhismaha guddi wadajir ah oo ka shaqeyn doona doorashada...

Dhegayso…Magefe oo lagu maxkamadeynaayo Talyaaniga

Halkan ka dhegayso Magefe la qabtay Raac si aad u akhrisato; http://www.thelocal.it/20170119/somali-migrant-faces-murder-torture-charges-in-italy

Haween Dil iyo Dhaawac loogu geystay Muqdisho.

Wararka ka imaanaya magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa ku waramaya in caawa Dil iyo Dhaawac loogu geystay gudaha magaalada. Haween lagu dilay Muqdisho

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img