admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Ahlusunada Gobolada Dhexe oo Dhaliiley Qaabka Loo Wado Doorashooyinka Madaxweynenimo

Maamulka Gobolada Dhexe ee ururka Ahlu sunna ayaa walaac ka muujiyay Doorashada Madaxweynaha ee dhaceysa maalinta Arabacada ah ee soo socota. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka...

Khudbadihii Musharixiinta Madaxweynenimo oo Maanta Lagu Soo gabagabeeyey Magalada Muqdisho

Magaalada muqdisho ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyey dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha, iyadoo illaa 9 Musharax ay maanta jeediyeen khudbado ay uga...

Aqriso Bayaan Ku Socda Shariif Xasan oo Kasoo Baxay Kulankii Wadatashiga Koonfur Galbeed

Maanta oo ay taariikhdu tahay 03dii Febraayo 2017ka, waxaa bayaan wadajir ah soo wada saaray Wasiirada, Xildhibaanada, Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta, bulshada rayidka ah, culumaa’uddiinka,...

Qaramada Midoobey oo ka Hadley Xayiraada uu Donald Trump uu Kusoo Rogey 7dal oo ay Somaliya Ku Jirto

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ay yeesheen waxa ay kaga hadleen xaalada hada ay ku sugan yihiin wadamada qaar ee ku yaalla...

Daawo Kulan Looga Soo Horjeedo Shariif Xasan oo Maanta Lagu Qabtey Hotel SYL ee Magalada Muqdisho

Kulan balaaran oo looga hadlayey mustaqbalka guud ee shacabka koonfur galbeed ayaa maanta lagu qabtey hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ,waxaana kulanka loogu magac...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img