admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegayso…Yaa noqon doona Sideeda bisha Madaxweynaha Soomaaliya?

Sideeda Bisha ayaa waxaa loo balansan yahay inay dhacdo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyadoo haatan xilkaasi u tartamayaan 23 Murashax,Hadaba Yaa noqon doona Madaxweynaha Soomaaliya? Halkan...

Dhegayso…Warqad Hanjabaad ah oo loo soo direy Masjid Al-Shaafici.

Warqad Hanjabaad ah oo cida soo dirtay aan la aqoon oo loo soo direy Masjid Al-Shaafici. Halkan ka dhegayso warqada iyo wixii ku qornaa

Dhegayso..Madaxii Isbaaroolayda Gobolka Shabeelaha hoose oo Howlgal lagu qabtay.

Madaxii Isbaaroolayda Gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan kuwa ka qawlaysata inta u dhexaysa Wanlaweyn iyo Buurhakaba ayaa waxaa maanta howlgal ku qabtay Ciidamada Kumaandooska...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta.

--Imaamka Masjid AlShaafici ee magaalada meanapolis oo sheegay inuu helay warqado hanjabaad ah oo Masjidka loo soo direy. ---Gudoomiyaha Baarlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliya ahna...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka oo Sheegey In Halkii Lagu Qaban Lahaa Doorashooyinka Laga Bedeley

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Beyle Ducaale, oo wareysi siiyay VOA ayaa sheegey in Doorashada ay ka dhici doonto dhismo ku yaalla inta...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img