admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha oo soo dhaweeyey go’aankii kasoo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobey

Madaxweynaha dowladda fedraalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aammadii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka soo saareen xaaladda ka taagan magaalada...

Alshabab oo weerar ismiidaamin ah ku qaadey xero ku taala magaalada doolow

Alshabaab ayaa maanta weerar loo adeegsaday labo gaari oo lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa ku weeraray Ciidamada Itoobiya ee aan ATMIS-ka ahayn, kuwaas oo Dowladda...

Howlgalo laga fuliyey deegaanka baladul amiin oo lagu diley maleeshiyaad ka tirsan alshabab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay howlgalo ay sameeyeen ciidamada XDS oo gacan ka helaya saaxiibada caalamka, in lagu dilay 20 Shabaaab ah. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo maamul cusub u magacaabay gobolka gedo

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ka madax banaana...

Reysulwasaare Xamsa oo magacaabey gudi ka kooban 9 xubnood oo ka shaqeyn doona qabanqaabada maalmaha xoriyada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay guddi cusub. Guddigan cusub ayaa waxa uu ra’iisul wasaaraha u xil-saaray qaban-qaabada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img