admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Midowga africa oo gudoomiyaha cusub u doortey Maxamuud Cali Yusuf

Madaxda dalalka ku midoobay Ururka Midowga Africa ayaa u doortay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Midowga...

Maleeshiyaad dad xoola dhaqato ku weerarey deegaano hoostaga magalada dhuusamareeb

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maleeshiyo hubeysan ay weerareen dad Xoolo dhaqato ahaa oo ku sugnaa degaanka Galo oo ku yaalla...

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyey heshiis amni oo ay dowladala gashey dowlada ciraaq

Golaha wasiirada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyay xeer muhiim ah iyo heshiis amni oo...

Lamaane is qaba oo lagu xukumey laba sano oo xajig ah

Maxkamadda Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa 2 sanno oo xabsi ah ku xukuntay nin iyo xaaskiisa oo lagu eedeeyey in ay iska duubeen...

Madaxweynaha maamulka somaliland oo ka hadley musaafurinta shacabka reer qaza

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa soo jeediyay in xal diblomaasiyadeed lagu xaliyo xaaladda Qaza kahor inta aan wax go’aan ah laga...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img