admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka puntland oo sheegay iney daacish ka sifeeyeen dooxada miraale

Ciidamada Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey...

Maleeshiyaadka tirsan alshabaab oo soo buux dhaafiyey tuulooyinka ku dhow magalada baydhaba

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay agagaarka badiyaha magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay...

Tiro hoobiyeyaal maanta lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaaal ah oo goordhaw lagu garaacay qeybo ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwo ku...

Maleeshiyaad ka tirsan kooxda daacish oo xaley lagu weerarey buuraleda calmiskaad ee gobolka bari

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn culus oo Xalay lala eegtay maleeshiyaad ka tirsan kooxda Daacish oo ku dhuumaaleysanaayay Togga Miiraale ee buuraleyda...

Madaxweynaha dalka masar oo sheegey iney somaliya ka caawin doonto la dagaalanka alshabaab

Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa xaqiijiyay in Masar ay ka go’an tahay inay taageerto dadaallada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img