admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Reysulwasaaraha Dowlada Federaalka oo Sheegey In Dalka Ay Ka Jiraan Abaaro Aad u Adag

Ra’isul wasaaraha dowlada federaalka somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaca ka qaaday in dalka uu ku jiro xaalad abaareed oo aad u adag isla...

Dhegeyso: Suuqa Ganacsiga Xaafada Islii ee magalada Neyroobi oo Weli Xiran

Guddiga Ganacsatada Xaafada Islii ayaa sheegay in uu xiran yahay Suuqa inta laga xalinaayo Khilaafka jira iyo cabashada ay mujinayaan Ganacsatada yar yar ee...

Dhegeyso:Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland oo Ku Baaqey In La laayo Maxaabiista Ku Jirta Xabsiga Puntland

Wasiirka Amniga maamul goboleedka Puntland Cabdi Xersi Cali Qarjab oo muddo sanad ku dhowaad ah arrimo caafimaad uga maqnaa xilka ayaa ku baaqay in...

Dhegeyso: Cudurka Shubun Biyoodka oo Ay u Dhinteen In Ka Badan 60 Ruux Deegaanka Awdiinle ee Degmada Baydhaba

Wararka aynu ka heleyno magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ku dhawaan 60 ruux halkaa ugu geeriyoodeen cudurka shuban biyoodka deegaano hoostaga degmada. Dadka ku geeriyooday...

Joogitaanka Amisom Ay Joogto Somaliya oo 10 Sano Jirsadey

Bishan Mach 10 sano ayaa u buuxsantay howlgalka midowga Africa AMISOM ee Soomaaliya oo soo bilaawday sanadkii 2007 oo Soomaaliya ay soo caga-dhigatay diyaaradii...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img