admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Dowlada Mareykanka Ka Codsadey In Liiska Xayiraada laga Saaro

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, oo dhigiisa dalka Mareykanka la hadlay, ayaa ka dalbaday in xayiraadda laga qaado muwaadiniinta Soomaalidda ee...

Tuulo Lagu Magacaabo Gaalleefta oo Hoos Tagta Degmada Jowhar oo La Sheegey In Alshabab Dab Qabadsiiyeen

Deegaan lagu magacaabo Gaalleefta oo ka mid ah deegaanadda hoos taga magaaladda Jowhar ee xaruunta ku-meel gaarka maamulka Hirshabeelle, ayaa waxaa lagu soo waramayaa...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Maanta Booqasho Ku Tegey Magalada Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo maanta booqasho lama filaan ah ku gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa sgaroonka diyaaradaha aadan cade kusoo...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Diyaarinaaya Mooshin Ka Dhan Ah Saldhiga Milateri Ay Imaadka Ka Sameysaneyso Berbera

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wada mooshin ka dhan ah Saldhiga Milateri ee Imaaraadka carabta ka sameysaneyso magaalada Berbera ee Somaliland. Qaar ka...

Dhegeyso: Hey’ada Culumada Somaliyeed oo Shacabka Ugu Baaqdey In La Soomo 3 Maalmood

Hey'ada culumada somaaliyeed ayaa maalintii shaley ugu baaqey in umada somaaliyeed ay soonto rabi tuugana badiso si ilaahey abaaraha iyo cudurada inooga dul qaado. culimada Halkan hoose...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img