admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Cali Cabdi Baab oo Filin Dhamaadey Bilyeeti loogu Gooyey

Ayadoo maamulka Shariif Xasan Sheikh Adan haatan uu dhex dabaalanaayo mowjado siyaasadeed kuwaas oo ragaadiyey maamulkiisa gacan ku rimiska ahaa ayaa hadana dhanka kale...

In Ka Badan 60 Ruux oo 24 Saac ee Lasoo Dhaafey Cudurka Shubun Biyoodka Ugu Geeryoodey Gobolka Baay

Dadka ku geeriyooday cudurka shubanka ayaa isugu jira carruur iyo dad waa weyn, waxaana jira dad fara badan oo aad u liita, kuwaasoo goobo...

Dhegeyso:Askarta Ka Tirsan Dowlada oo Loo Sheegey In Askarigii Dila Qof Lala Xisaabtami Doono

Wasaarada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in lala xisaabtami doono ,islamarkaana Sharciga la horkeeni doono Askarta dila dadka Shacabka ah. Wasiirka Wasaarada Amniga dowladda Soomaaliya...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Gudiga Doorashooyinka Ugu Baaqey In 2017 Ay Soo Gdbiyaan Warbixinta Dorashoyinka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka looga baahan yahay in ay Warbixin dhameystiran...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Shariif Xasan ” God Qayaano Ha Qodin….”

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga hadlaayo mooshin ka dhan ah shariif xasan oo beryahan laga abaabulaayo magalada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img