admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Dhaqaalaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Aan Ka Wareysaney Xaalada Gobolka

Waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney gudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha gobolka shabelaha hoose Cabdifataax Cabdulle Yusuf waxaan cabdifataax ka wareysaney xaalada guud ee gobolka...

Golaha Wasiirada Cusub oo Laga Dalbadey Iney Soo Gudbiyaan Liiska Hantida Ay Hada Heystaan Ka Hor Inta Aysan Shaqada Bilaabin

Kullankii shalay ay yeesheen golaha wasiiradda xukuumadda cusub, ayaa waxaa looga hadlay, qodobo ay ka mid yihiin, in wasiiradda ay soo buuxiyaan domcumenti ay...

Tacsi: Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Bahda daafeet media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey alaha u naxariistee...

Dhegeyso:Malaaqa Guud Ee Beesha Shanta Caleemood oo Ka Hadley Xaalada Guud ee Abaaraha

Warbaahinta Daafeet Media ayaa maanta waxaa ay qadka talfoonku wareysi kaga qaadeen Malaaqa guud ee Beesha Shanta Caleemood Malaaq Siidow Maadow, Malaaqa ayaa waxaa...

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele oo Leh Xaafado Ka Tirsan Kaaraan iyo Helliwaa Wexey Ka Tirsan Yihiin Maamulka Hirshabeele

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ka hadlay xuduudaha Maamulkiisa uu la wadaago Gobolka Banaadir iyo halka ay ku eeg yihiin. Cali Cabdulaahi Cosoble,...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img