Dowlada Soomaaliya ayaa ugu danbayn qiratay in ay ku fashilantay heshiis ay dhexdhigto Maamulka GALMUDUG iyo kan BARTAMAHA Soomaaliya ee AHLUSUNA iyadoo sidoo kalena...
Wararka inaga soo gaaraya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan xarakada Al-shabaab xalay weerar ku culus ku qaadeen fariisimo...