admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Daawo Axmed Madoobe oo Sheegey Inuusan Aminsaneyn Federaal

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isaga oo ku sugan magaalada London sheegay in uusan aaminsaneyn nidaamka federaalisamka iyo in Soomaaliya...

Amisom iyo Alshabab oo Xaley Madaafiic Isku Weydaarsadey Duleedka Ceelasha Biyaha

Ciidamada AMISOM ayaa xalay Madaafiic xooggan waxa ay ku garaaceen xaafadda Arbacow ee ku taallo duleedka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan degaanka Ceelasha Biyaha. Al-Shabaab ayaa...

Ciidamo Isbaarooley ah oo Lagu Soo Qab Qabtey Gobolka Shabelaha Hoose Ayagoo Isbaaro U Taal

Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin lagu soo afjarayo Isbaarooyinka sida sharci darrada ah u yaalla gobolka shabeelaha hoose oo ay dhigtaan...

Nabadoon Maanta Lagu Diley Degmada Waaberi

Koox hubeysan ayaa maanta degmadda Waaberi ee gobolka Banaadir ku dilay nabadon lagu magacaabi jiray C/qaadir Xuseen. Dilka nabadoonka waxaa uu ka dhacay xaafadda Ansalooti...

Faallo…Farmaajow ma aadan fahmin dhawaqa reer Afgooye(Shabeelaha hoose)!

*Horudhac Isfahamku amaba afgaradku waa shey muhim u ah wada noolaashaha uumiyaha tiiyoo asal ahaana aan ummadduhu ka maarmayn inay yeeshaan qaab ay isku afgartaan...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img