admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Diyaarad Sidey 67 Somali oo Laga Soo Musaafuriyey Dalka Mareykanka oo Soo Caga Dhigatey Garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta

Diyaarad siday 67 qof oo Soomaali ah iyo 5 kenyan ah oo laga soo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa maanta soo caga dhigatay Garoonka diyaaradaha...

Beesha Caalamka Iyo Dowlada Federaalka oo Isku Raacay Dhismaha Ciidan Qaran

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiisyo la gashay beesha caalamka si loo dhiso ciidanka Qaranka ee Soomaaliya. Ujeedka dar-dargelinta dhismaha ciidanka Qaranka ayaa lagu sheegay sidii ay...

Dhegeyso: Abaanduulaha Ciidanka Xooga dallka oo Sheegey In Isbaarooyinka La Qaadi Doono

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. C/laahi Cali Caanood, ayaa sheegay in ay howlgalo lagu qaadayo isbaarooyinka yaala wadoonyinka gobolka shabelaha hoose, jubabada dhexe,...

Akhriso:-Khodobo Lagu Sugaayo Amniga oo Ay Maanta Kasoo Baxay Kulankii Golaha Wasiirda ee Todobaadlaha Ahaa

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka...

Reysulwasaare Kheyre oo Gudoominaayey Kulan Looga Hadlaayo Amniga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa shalay shir guddoomiyey kulan looga hadlayay arrimaha ammaanka ee Soomaaliya. Shirkii shalay waxaa ka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img