admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Aqri: Khoraal Ku Saabsan Gobolka Shabelaha Hoose uu Soo Saarey Wakiilka Shariif Xasan Uk iyo E U.

Wakiilka maamulka fadhiidhka ee Shariif Xasan Sheekh Aadan u fadhiya dalka boqortooyada ingiriiska iyo Eu-da  Dr Cali Cabdi Baab ayaa markii ugu horeysey waxaa...

Daawo:Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Soo Dhaweeyey Go,aankii Xukumadu Ka Gaartey Qalbi Dhagax

Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa maanta mar kale si weyn u taageeray go’aankii ay dowladda ka qaadatay Arinta Qalbi-Dhagax. Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka iyo...

Kooxda Alshabab oo Sheegtey In uusan Jirin Wax Wada Shaqeyn Ah oo Dhex Martey Alshabab iyo Qalbi Dhagax

Kooxda Al Shabaab ayaa iska fogeysey sheegayna in Qalbi-Dhagax uusan wax xiriir ah la laheyn Al Shabaab. Dowladda Soomaaliya, ayaa shalay sheegtay in Qalbi-Dhagax uu...

Xukuumada Federaalka Somaliya oo Sheegtey Iney Dib u Eegis Ku Sameyn Doonta Heshiisyadii Ay Wada Galeen Dowladii Hore iyo Itoobiya

Wasiirka wasaarada warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa shir jaraa’id ka sheegay in dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...

Dhegeyso: Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Go.aano Kasoo Saartey Arimaha La Xiriira Qalbi Dhagax

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img