admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Nin Somali ah oo Loosoo Qabtey Weerarkii ka Dhacay Magalada Edmonton ee Dalka Canada

Qof Soomaali ah oo qaxooti ku ahaa dalka Canada ayaa loo soo qabtay weerarkii magaalada Edmonton ee gobolka Alberta oo shan qof lagu dhaawacay, Abdulahi...

Dhegeyso: C/laahi Maxamed Idiriss (Leesto) oo Sheegayo Horumar aan Jirin In La Gaarey “Talow Maku Riyoodey”

C/laahi Maxamed Idiriss (Leesto) La-taliyaha Shariif Xasan Sheekh Aaden Oo Shir Jaraa’id ku qabtey xerada uu shariifka ka degen yahay magalada baydhaba ayaa sheegey...

Dhegeyso:Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug oo Ka Hadley Xil Ka Qaadis La Sheegey In Xaley Lagu Sameeyey

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo la hadlay warbahinta ayaa ka hadlay xilka ka qaadistii xalay ay sheegeen in ay ku...

Falkii Lagu Diley Xoghayihii Ururka Haweenka oo Loosoo Xirey 12 Askari Iyo Taliyeyaashooda

Wasiirka wasaarada amniga gudaha dowlada federaalka somaliyeed Maxamed Abuurkar Isloow oo warbaahinta kula hadlay xarunta Jen Kaaye, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay...

Dhegeyso:Axmed Diiriye oo Markii ugu Horeysey Ka Hadley Xiisada Ka Taagan Galmudug

Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo kasoo jeeda Galmudug ayaa ugu baaqay madaxda Galmudug iney la yimaadaan xasilooni siyaasadeed. Nabadoonka oo warbaahinta ayaa sheegay iney soo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img