admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiye Jawaari Maanta Baydhabo Ka Furey Kulanka Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada Maamul Goboleedyada

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, waxaa ka furmay Shirka u dhaxeeya Gudoonka Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada Maamul Goboledyada dalka ka jira. Shirkaan,...

Turki oo maalgashanaya Sudan

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo qudbad ka jeedinayay Jaamacadda Khartoum ee dalka Sudan oo shahaado sharaf PHD guddoonsiisay ayaa sheegay in Sudan...

Isbaarooyinka Yaala Wadada U Dhexeysa Baydhabo iyo Muqdisho oo Xad Dhaaf Noqdey

Gaadiidleyda isticmaasha wada u dhexeysa Baydhaba iyo Muqdisho ayaa waxaa ay aad uga cabanayaan Isbaaroon ay soo dhigteen qaar ka tirsan ciidanka xooga dalka...

Wasiirka Gaashaandhiga oo Maanta Faahfaahin Ka Bixiyey Qorshaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta faah faahin ka bixiyay Qorshaha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay kula wareegayaan...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Maanta Booqasho ku Tegey Magalada Baydhaba

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Safarka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img