admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Furey Xarunta Laga Hago Hawada Somaliyeed

Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow xarigga ka jaray xarunta laga hagi doono Maamulka Hawada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Kormeer ku sameeyay qalabka...

Maxkamadeyntii C/rahmaan Cabdi Shakuur oo Mar Kale Dib Loo Dhigey

Maxkamada Racfaanka maamulka gobolka Banaadir ayaa 03da bisha Janaayo ee sanadkan 2018 u qabtay dhageysiga Dacwada ka dhanka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta...

Golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Hirshabeele oo Maanta La Dhaariyey

Gollaha wasiiradda cusub ee maamul gobolleedka Hishabeelle ayaa goor dhaw oo maanta ah lagu dhaariyay xarunta maamulka gobolleedka Jowhar, kaddib markii ay helleen codka...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabid Cabdi Maxamed oo Ka Digey Musuqmaasuqa

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in ay dhamaatay xilligii dadka shacabka ah xoog lacago aan sharci ahaydn loogu...

Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Sheegey In Saraakiisha Dhalinta Yar Loo Dhiibi Doono Hogaanka Ciidanka

Generaal C/Wali Jaamac Gorod Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Saraakiisha da’da yar ee ku jira Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya loo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img