admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamada Racfaanka oo Xukuumada u Ogolaatey Iney Racfaan Qaadato Xayiraadna Kusoo Rogtey Eedeysanaha

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaan maanta marka ka baaqday in uu hortago Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir oo maanta loo balansanaa. Maxkamadda ayaa waxba kama jiraan...

Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka oo Ugu Baaqdey Shacab Somaliyeed Ineysan Qashin Ku Shubin Bada

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac ayaa ka digtay in qashin lagu xeebaha Soomaaliya, iyada oo shacabka ugu baaqday in...

Dhegeyso:Reysulwasaaraha oo Sheegey Iney Sameyn Doonaan Gudiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay ka hortagga falalka Musuq maasuqa ah. Waxaa uu sheegay...

Akhirso Qoraal ay Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta usoo Direy Masaajidada Magalada Muqdisho

Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay War saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto...

Reysulwasaare Ku Xigeenka oo Maanta Dowlada Turkiga Kala Wareegey Qalab Casri

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta daah furay qalab casri ah oo soo saaraya Maraakiibtii ku bur buray...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img