admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Tahniyad Aroos Maxamed Muxudin Sheekh iyo Xamdi Axmed Maxamuud

Tahniyad loo dirayo labo is calmatay eebana isla doontay kuwaas oo kala ah Boqorka iyo Boqorada, Farta iyo Faratika, waa Maxamed Muxudin Sheekh Cumar...

Dowlada Kenya oo Sheegtey Iney Adkeyneyso Amniga Deeganada Waqooyi Bari

Saraakiisha Ciidamada Booliska Kenya ayaa sheegay iney feejignaan dheeri ah ay geliyeen Ciidamada amaanka Waqooyi bari Kenya ka dib markii Kenya ay ka war...

Taliska Ciidanka Mareykanka Africa oo Sheegey Iney Duqeymo Ka Fuliyeen Dalka Somaliya

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa waxaa faah faahin looga bixiyay Duqeyn Talaadadii ina dhaaftay 2-dii...

Reysulwasaarha Xukumada Federaalka oo Seddex Wasiir Xilka Ka Qaadey

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw xilalkii ka qaaday Saddex wasiiro ka tirsanaa xukumadda Soomaaliya, isaga oo magacaabo Wasiirro...

Dhegeyso: Reysulwasaraha Xukumada Federaalka oo Fariin u Direy Mucaaradka

Raiisul Wasaaraha xukuumada federaalka Somaliya Xasan Cali Khayre, ayaa waxaa uu maanta fariin u diray Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee ku sugan Magaalada Muqdisho, xilli...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img