admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Gudoomiyaha Hay’ada Culimada Somaliyeed oo Ka Warbixiyey Kulan uga Socda Magalada Kismaanyo

Culimada Soomaaliyeed ee maalmahanba shirarka uga socday magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen waxyaabaha uu ku...

Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo U Mahadceliyey Ciidamada Alhlusuna Sheegeyna Iney Ka Mid Noqon Doonaan Ciidanka Dowlada

Guuto ka tirsanaa Ciidanka Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna ayaa manta lagu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, maadaama heshiis midow ah magaalada Dhuusa-mareeb ah ay...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Ka Baaqdey Safar uu ku Tegi Lahaa Dhuusamareeb

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka qeybgali doonin munaasabada dhameystirka heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna ee lagu qabanayo magaalada Dhuusa-Mareeb...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Magalada Dhuusamareeb Kula Kulmi Doona Maamulka Galmudug

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kulamo kula leh maamulka Galmudug iyo qeybaha bulshada. Wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay gaaray...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Kol Dhaweyd Gaarey Magaalada Dhuusa-mareeb

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb ee gobolka Gal-guduud. Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya waxaa soo dhaweeyay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img