admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey Arimaha Somaliya oo Ku Baaqay In La Dhaqan Geliyo Heshiska Galmudug iyo Ahlusuna

Wakiilka Gaarka ah Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo ka qeyb galay shirweynihii Dhuusa-mareeb ayaa ku baaqay in la dhaqan geliyo mideyntii...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Sheegey In Aan La Bixin Karin Dhulka Dowlada

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda...

Kulankii Golaha Wasiirada ee Khamiislaha ahaa oo Maanta Dhowr Qodob Lagu Ansixiyey

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga...

Kulankii Dhameystirka Heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug oo Kol Dhaweyd Lagu Soo Gabagabeeyey Magalada Dhuusa-Mareeb

Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb lagu soo gabagabeeyay shirkii lagu dhameystirayay heshiiska u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlu suna. Shirweynaha ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Dowlada...

Dhegeyso: Wasiirka Amniga oo Shaley Balcad Gaarey Isla Markaana Ka Hadley Nabadeynta Wadada Isku Xirta Balcad iyo Muqdisho

Waxaa maanta degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle). Wafdiga Wasiirka waxaa magaalada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img