Liiska baarlamaanka cusub ee puntland oo la shaaciyey

0
540

Liiska xubnaha Baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay, waxaana ku jira 17-ka xubnood ee kasoo jeeda degaanada SSC- Khaatumo.

Liiska baarlamaanka ayaa lagu dhawaaqay xilli dambe oo salaaddii subax kadib ahayd, ka dib khilaaf badan oo hareeyeeyay habka loosoo xulay xubnaha oo uu khilaaf ka taagnaa.