
Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay Isgoyska Ceelgaabta ee Magaalada Muqdisho.
Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ku sugnaa ciidamo katirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo wadada u xirneyd maadaama dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Msgaalada Muqdisho ka socoto doorashada Golaha Shacabka.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa
