
Ina lilahi wa ina ilayhi raajicuun bahda daafeet media waxaa ay hallkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Allaha u naxariisto Xaaji Maxamed Cabdulle Cusmaan Gaasdheere oo loo garan ogaa “Xaaji Ubax” oo maanta Ku geeriyoodey Degmada Wanle weyn Ee Gobalka Shabeelada hoose.
Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu qabrigiisa u waasiciyo Janadiisa fardawsana ilaahay ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ilaahay kasiiyo.
