
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) oo ka hadlayey xaflad uu maamulka gobolka banaadir kusoo bandhigayey waxa uu qabtay sanadkii tegey ayaa waxaa uu si kulul u weeraray Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda.
Mahdi ayaa sheegay in mucaaradka uusan marnaba arag waxa wanaaga ah oo ay xukumada qabato mar walbana ay xukuumada ku dhaliilaan wax qabad la,aan.