Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Hambalyo ku Beegan 15 May u Direy |Dhalinyarada Somaliyeed

0
89

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 15-ka May.

Madaxweynaha ayaa ku dhiirigeliyey Shacabka Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan horumarinta iyo xasilinta dalkooda.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kula dardaarmay dhallinyarada Soomaaliyeed in ay u istaagaan dalkooda oo ay badbaadiyaan mustaqbalkooda iyo midka jiilka soosocda.

Magalada muqdisho ayaa maanta looga dbaal degey munaasabada 15 May oo ah maalinta dhalinyarada.