Ururka midowga Africa ayaa waxa ay sheegeen in la wareegida ay militariga la waregeen awoodda Zimbabwe ay tahay afgambi.
Bayaan uu soo saaray madaxa midowga...
Madaxweynahii dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa lagu soo warramayaa in xabsi guri la galiyay, kadib markii Militariga ay la waregeen awoodda dalkaas.
Dhawaqa hubka culus...