Dhegeyso: Qaar Ka Tirsan Xildhibaanada Dowlada Federaalka oo Mooshin Ka Wada Dowlada Imaaraadka

0
37

Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay wadaan Mooshin ka dhan ah Dowladda Imaaraadka Carabta oo lagu eedeeyay in ay fara gelin cad ku heyso arrimaha Siyaasadda Soomaaliya.

Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in uu socdo qorshahaasi ku aadan diyaarinta Mooshinkaasi oo ay wadaan xildhibaanada qaar.

C/laahi Sheekh Ismaaciil, ayaa sheegay inuu aad uga war haayo dhaqdhaqaaqa la xiriira Mooshinkaan laga diyaarinaayo Dowladda Imaaraadka Carabta oo ay abaabulkeeda wadaan Xildhibaanada.

Xildhibaan Claahi Sheekh Ismaaciil

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Claahi Sheekh Ismaaciil Mobil