Daawo Salaad Roob Tuug Ah oo Shaley Lagu Tukadey Degmada Wanleweyn

0
211

Galinkii hore ee shaley ayaa waxaa salaad roob tuug ah lagu tukadey degmada wanleweyn ee goobolka shabeelaha hoose taasoo ay kasoo qeyb galeen in ka badan 2000 oo ruux iyo culumaa,udiinka degmada.