Daawo: Sababta Keentey In Shariif Xasan Ay Xildhibaanada Ka Keenaan Mooshinka

0
152

Qaar ka tirsan xildhibaanada maamulka koonfur galbed oo uu ugu horeeyo wasiirka awqaafta iyo iyo diinta ayaa beryahan waxaa ay howlo mooshin ah ka wadeen shariif xasan oo ay sheegeen in uu ku fashilmey shaqadii loo dirsadey.