Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey KUlanka Madasha Qaranka

0
44

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga turjumayo qaabka ay masuulliyiinta madasha qaranka ugu tumanayaan dastuurka kumeel gaarka ah isla markaana u afduubeen siyaasada gur ee dalka ayago mar walba ku shaqeyna siyaasado ay wataan wadamada deriska iyo beesha caalamka si ay halkaasi usii joogaan.