Gudiga Doorashooyinka Dadban oo Sheegey In La Bilaabey Bixinta Shahaadooyinka

0
563

Guddiga doorashada dadban ee Somalia ayaa Maanta sheegey in la billaabay bixinta shahaadooyinka iyo Aqoonsiyada Xildhibaannimo.