Dhegeyso Gudoomiyhii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo Ka Hadley Boobka Dhulalka Ee Ka Socda Magalada Muqdisho

0
122

Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadlay dhulalka Shacabka laga saaro Muqdisho ee Dawladu Amarkeeda bixiso kadibna dan gaar ah loo isticmaalo.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Mobil