Dhegeyso Wasaarada Arimaha Gudaha oo Ka Hadashey Mamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe

0
59

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaarada Arimaha Gudaha dowlada federaalka Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay inay ku dadaalayaan sidii loo keeni lahaa Shirka Jowhar Waxgaradka diidan Ee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif hogaanka u yahay.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Xoghayaha Wasarada Arimaga Gudaha Yaxye

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xoghayaha Wasarada Arimaga Gudaha Yaxye Mobil