Dhegeyso:Gudoomiyihii hore ee Degmada Marka oo Maamulka Shariif Xasan Ku Eedeeyey Iney Leexsadeen Mucawinadii Loogu Tala Galey Gobolka

0
53

Gudoomiyihii hore ee degmada Marka Maxamed Cus,aan Yariisow oo la hadley warbaahinta ayaa maamulka shariif xasan ku eedeeyey iney leexsadeen raashinkii loogu tala galey gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan degmada marka.

Hadaladiisana waxaaka mid ahaa.

Maxamed Cusmaan Yariisow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed Cusmaan Yariisow Mobil