Amiin Camir ayaa waxaa uu maanta qalilnkiisa dul dhigey caqaba xumida ay ku socoto siyaada dalka iyo heerka ay maanta gaarsiisan tahay ayadoo dad ay u dhimanayaan abaaro iyo kooxo kalena ay ku mashquulsan yihiin sidii lacago badan loogu qarash garey lahaa maamul u sameynta gobolada dhiman.