Dhegeyso:-Qaar Ka Mid Ah Odayaashii Hishiska La Galey Xasan Sheekh oo Jowhar Tegey

0
210

Maanta oo Isniin ah ayaa la filayaa Magaalada Jowhar ee Xarun Goboleedka Shabellaha Dhexe in ay gaaraan inta badan Odayaasha Gobolka Hiiraan oo Shalay Baledweyne Heshiis kula galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.

 

Wareysi-Axmed daafeet