Dhegeyso:-Agaasimaha Isbitaalka Degmada Baydhabo oo Ka Warbixiyey Dhaawicii Shaley la Geeyey Isbitaalka Baydhabo

0
192

Isbitaalka BaydhaboAgaasimaha Isbitaalka Magaalada Baydhaba C.Fitaax Ibraahim Xaashi ayaa sheegay in Dadkii la geeyay Isbitaalka Baydhaba ee ku dhaawacmay weerarradii shalay gelinkii dambe 8 ka mid ah ay ku dhinteen Isbitaalka 13 kalena iyaga oo Meyd ah loo keenay.

Waxaa uu sheegay in Dhaawaca Isbitaalka la geeyay ay gaarayaan 60 Qof, waxaana uu intaa ku daray in 16 ka mid ah ay Xaaladooda adag tahay, kuwaas oo uu sheegay in Maamulka Koofur Galbeed iyo Dowladda Federaalka ah ay ka codsadeen in loo qaado Muqdisho si halkaas loogu dabiibo.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Agasimaha Isbitaalkla Baydhabo

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Agasimaha Isbitaalkla Baydhabo Mobil