Wasiirka amniga C/risaaq Cumar Maxamed, oo la hadlayey maanta warbaahinta magalada muqdisho ayaa sheegay in shacabka Muqdisho kaalin ku yeelanayaan amni darada magaalada Muqdisho, haddii aysan ku wargelin laamaha amaanka falalka amni darada ee dhacaya.
Wasiirka hadaladiisa waakan ee nala dhegeysta.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada