Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya isla markaana kasoo jeeda deeganada la rabo in maamul loo sameeyo ayaa sheegaya inay meesha ka muuqato qanacsanaan la’aan ku aadan beelaha qaar, maadaama qaabka Ergada loo qaybsaday ay tahay arin aysan ku qancin beelaha qaar.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

qaab wah loo qeybiyey sah ma ahan mahaa yeeley beesha eeylo oo si weyn u degta shabeelada dhehe hal kursi lagama siinin beesha jilible oo si weyn u degta hiiran hal kursi lagama siinin micnaahas wahow yahay beeladaha digil iyo mirifle ee degan hiiran iyo shabeelada dhehe ha la dhaqan dooriyo sida jubooyinka iyo gedo ka dhacdey oo kale haqooda ha la boobo taasna cadaalat ma ahan wsc
Comments are closed.