Dhegeyso:-Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Shaley Marti Ku Ahaa Golaha Qurbo Joogta Koonfur Galbeed

0
29

dalxaProf maxamed cumar dalxa oo ka mid ah xildhibaanada dowlada federaalka somaliya oo shaley marti ku ahaa golaha qurbo joogta koonfur galbeed ayaa waxaynu ka wareysaney xaalada guud ee dalka somaliya iyo siduu u arko kulankii wadatashiga ee dhawaan ka dhacay magalada muqdisho ee hiigsiga 2016.

Hadaba sualahaas iyo kuwoo kaloo badan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa maalmaha soo socda haduu alaha awooda leh idmo ee bal nala dhageysta muxuu ku jawaabey.

prof Maxamed Omar dalxa

Halkan kaga dhegeyso mobilkaada

prof Maxamed Omar dalxa Mobil