Dhiibo Codkaada Maxaa Hortaagan Dhisida Baarlamaanka Maamulka Shariif Xasan

7
88

voteWaxaa in mudo ahba dadka ay dhowrayaan dhisida baarlamaanka maamulka shariif xasan taasoo mar walba dhib u dhaca ku yimaada ayadoo aan la sheegin sababta dhabta ah ee arintaas kenta marka si aan u ogaano qaar ka mid ah arimahaas waxay idiin soo gudbineynaa seddex su’aalood oo dadka intooda badan is weydiyaan marka dhiibta codkiisna si aan u ogaalo halka ay bahasha ka xirmi ladahay.

[poll id=”10″]

7 COMMENTS

  1. waxaan aaminsanahay in ay hortaganyihiin hagardaamo tiribadan including xasan shekh Aadan isbiruu in sha allah

  2. WAXAA hurtaga cadouga D.imirifle oo raban in ay qaatan haqooda barlamankana qar iyaga ah loga daro hadhow markii dorashada lagaro dhulkeena dadkooda soo dijiyaan haq baan kulenahay ay yirahdaan berito? marka haloo sheego malaqyada oo naftooda iyo dhiigooda uhuray (2) sano iyo kaban ay halkaas ufadhiyaan? umada kale goboladooda way dhisteen qof digil.&mirifle ah luguma darin anaga maha naguqasbay waxay anigaa iskale kuwagana waa kula leyahay intee kutala tas?dadka dhulka iska lahauw buraruga waa laedin tashtey gudaha iyo dibida halakaco wabilahi towfiiq?

  3. Waxaa hortaagan arrimaha so socda:
    1) Munaafaqnimo.
    2) Xaasidnimo.
    3)Cadow kalkaalnimo.
    4)Iimaan la’aan.
    5) Dullinimo; oo kulligooda ay ku saabsan tahay Beelaha ku abtirsada Digil iyo Mirifle. Beel kale oo lagu eedeyn
    karo fashilkaas ma jirto.

  4. aniga waxaa illa tahay inan waxba u soo socnin oo meshaan maxaa yeelay sharif shedhan waxaa kutalajiraa /sidii hawiye /iyo/ daaroot/ usiilaahaa kuraasat barlamaanka goofur galbeet aya kofikirayaa

  5. Runty hooby luku hathaly meely wal lidoorithy miyaalang i wal lidiithoby,
    Doorishithy weyba kifaylahaytey maamulky 6gobol oo ly burburiy, Meely
    Mitaaly 3gobola doorishy baarlamang liing suubiye,

    Weyba kumit eta Tusaaly tang Haatow mingky athy kidhagithoyty owlaada i habarta athy qobty, Lanagkaly
    Liing gorithaani meelkaly kukooyi mingky athy lety i owlaada i habarta kiily Dhagithoy Athiini ing Ogolaaw,
    Tang amal lang damiirleh misuubiyaw Dhulka athy lety i siyaasy malky galy it athy i owlaada degingting Limie ewu

    Madung 3gobol Doorishthy liing Suubiy Damiirmale wey limi eyiini lang mingky usy habartis kidhagithoyi i Owlaadis Langkaly liing Gorithaani meelkaly kukooyi reershey lidhagithy usy ing ogolaathiyu Damiir Male
    Lang dhulshey siyaasy kigaly dat kaly ing ogolaathy qaathithang burburiy 6gobol halaaly haayty 3gobol kiweely
    Wal Lisheeghy minagithaas 3gobola baarlamang liing Doorithy, kang shisheegoyini weyba kumit eyaa damiir laawiya dhulsho shalgooyeng

  6. waxa hor taagan dadka maangabyaasha ah waxa ay ka aamin sanyihiin madaxweynahooda iyo ku qoralkooda aan fadhini hab siyaasadeed oon wax ay ku riyoodaan iska soo qora sida daafeed ka mid ah waxa kaloo hortaagan mooriyaantii aan weli gobalka laga safeynin iyo odayaasha oo wali aanan ka dhargin laaluusha ay ku urursanayaan dadkoda loo direy waxa hortaagan cid weliba oo aan dan ka laheeyn dhisida gobaladaan iyo ku durjoogta ah oo magalada ku tartamaayo oo siyaasad aan shaqo ku laheen oo xoolahooda ku soo dayacay caruurta yar yar iyo masaakinta tabarta daran habeenkooda arimahaasi ayaa hortaagan hadaba dadkaani ha fahmaano waxa la dhisaayo in uu naga dhaxeeyo oo danin noogu jirto in la dedejiyo kadib dhul ninkiisa uunbaa u soo haraayo aniga sidaasi ayaan aamin sanahay

Comments are closed.