Monthly Archives: September, 2015

Browse our exclusive articles!

Afhayeenka Ciidamada Amisom oo Beeniyey In Ciidamo Amison Nolol ay Alshabab ku Kaxeysteen

Shalay ayey aheyd kolkii Al-shabaab Weerartay saldhig ay AMISOM ku leedahay deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxaa la sheegay in AMISOM laga...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Siidi oo U Waramaya Idaacada Alshabab

Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hose oo in mudo ah safar dalka dibada uga maqan ayaa waxaa uu wareysi siiyey idaacad ku hadashada magaca ururka alshabab...

Daawo Sawir uu Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Prof Jawaari iyo Xasan Sheekh

Talow Sawirka maanta muxuu ka turjumaayaa.

Buuntadii Degmada Qoryooleey oo La Qarxiyey

Wararka aynu ka heleyno degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in Gaari dameer lagu soo xiray walxaha qarxa lagu qarxiyay,buundadaasi,taasi oo...

Ciidamada Alshab oo Maanta Weerar Ku Qaadey Xero Ay Degenaayeen Ciidanka Amisom ee Janaale

Kooxaha Al-shabaab ayaa maanta la wareegay Saldhig ay Ciidamada AMISOM ku lahaayeen deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose, kaddib weerar culus oo ay ku...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img