Daawo Sawir uu Amiin Sameeyey Geesi Somaliyeed oo Sidan oo Kale Mala Heli Karaa?

0
222

Amin camirAmiin Camir ayaa waxaa uu sawir aan kaacdi aheyn ka sameeyey dhibaatada waxashnimo ee ay ciidamada itoobiyaanka kula kacayaan shacabka somaliyeed iyo sida loo layahay in la helo geesi somaaliyeed oo ka dhiidhiya waxa socda.

GEESI